Gabar uu dhalay Elman oo lagu dhax dilay xarunta Xalane ee Muqdisho

Warar kusoo dhacay warqabadka shabakada Allbanaadir ayaa sheegaya in gudaha xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho ku geeriyootay Gabar Soomaaliyeed oo kasoo jeeda Qoys caan ah. Xabad aan la ogeyn cida soo riday ayaa Almaas Elman Cali Axmed oo heesata dhalashada dalka Canada waxa ay kula dhacday gudaha xarunta Xalane, waxa ayna gabadhan horey usoo noqotay … Continue reading Gabar uu dhalay Elman oo lagu dhax dilay xarunta Xalane ee Muqdisho